Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Khudbadii Jimcaha ee Shalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumaa`udiinka soomaalliyeed kuwooda ugu caansan isla markaana si gaar ah loo ixtiraamo ayaa shalay  waxaa uu si fiican uga hadlay khudbadiisii Jimcaha ee uu ka jeediyay masaajidka abubakar asidiiq ee xafada ISLII .sida  Aduunyadu u tahay wax liita marka loo eego Aakhirada , Shiikh Maxamed ayaa xusay in aduunyo sharafteedu ay tahay in qofku ku dhamaysto in alle xasuusto allena uu ka baqo una hogaansamo.

Sh Maxamed Cabdi umal ayaa waxaa uu uu sheegay in aduunku yahay wax dhamaanaya  iyadoo ay tahay wax liita dad badan ay ku kadsoomaan oo ay ilaaween daartii danbe ee Aakhiro oo ah mid kaliya ee baaqiga noqonaysa , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu isku barbar dhig kooban uu ku sameeyey daarta Aduunyada oo ah wax liita oo dhamaanaya iyo Daarta Aakhiro ah mid baaqi ah uuna liibaanay kan u diyaargaroobay oo shaqo fiican iyo toosnaa la yimid intii uu aduunka ku noolaa.

FILO GOOR DHAW VEDIO

Xafiiska warbaahiye.com

nairobi /kenya

nagala soo xiriir warbaahiye@gmail.com

97 total views, 1 views today

s.imigrants Muwaadiniin Soomaali ah oo saaka Laga musaafurinayo Kenya
- Apr 17, 2014
  Dowlada ayaa maanta dalalkooda dib ugu dad soomaali ah oo dalkani Kenya si sharci ...
kenyatta17 Madaxweynaha Kenya oo kulan looga hadlayo howlgalada la yeeshay xildhibaanada Soomaalida ee baarlamaanka
- Apr 17, 2014
  Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan la qaatay xildhibaanada muslimiinta ee baarlamaanka oo ...
kasarani16 Soomaalida ku xiran Kasarani, Nairobi oo xaaladooda laga deyrinayo
- Apr 16, 2014
  Todobaadyadii ugu dambeeyayba waxaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ka socday howlgalo lagu sugayay ...
bandits Koox hubeysan oo weerar Qasaare geystay ku qaaday Gaari dad saarnaayeen.
- Apr 16, 2014
  ilaa 3 ruux ayaa si xun loo dhaawacay, kadib markii ay koox hubeysan weerar ...
yougest parents La yaabka dunida: Gabar 12 jir ah oo cunug u dhashay wiil 13 jir ah!
- Apr 16, 2014
Gabar ay da'deedu tahay 12 sano iyo 3 bilood, iyo wiil isagana 13 jir ...
man kilss gm Nin Ayeeyadiis oo soo korisay u dilay cunto darteed!
- Apr 16, 2014
  Ciidamada Police-ka Magaalada Kisumu ee dalka Kenya ayaa xabsiga u taxaabay nin xaafada lagu ...